Boqortooyada Sacuudiga oo Ajaaniibta ka joojisay in Cumro u yimaadaan dalkeeda

Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay amar ajaaniibta looga mamnuucayo in cumro u yimaadaan dhulka Barakeesan xili uu qaar kamid ah wadamada caalamka uu ku faafayo cudurka halista ee Caronavirus. Malaayiin muslimiin ah ayaa sanad kasta Sacuudiga u taga in ay soo cimreestaan, waxaana inta badan dadka cimrada u taga Sacuudiga ay dalkaasi tagaan marka la … Continue reading Boqortooyada Sacuudiga oo Ajaaniibta ka joojisay in Cumro u yimaadaan dalkeeda